Soo dhowaada (Somali)
Ku soo dhowaada website-ka Dugsiyada Dadweynaha Boston!
Sharciga Bedelaada Waxbarashada - warqada qoysaska
Himiladayada
Waxan ku soo dhoweynaynaa caruurta magaaladan Dugsiyada Dadweynaha Boston, halkanoo waxbarid iyo waxbarasho wax ku-ool ah loogu diyaariyo ardaydeena oo idil siday u hantaan heerar sare, oo ahna meel bulshada dhmaanteed ay u wada shaqeeyaaan siday isha ugu hayaan caruurta.
Dugsiyada Dadweynaha Boston waxay u tarjumaan qoraallo badan qoysaska min Ingiriisi ilaa todoba afafka ugu waaweyn ee lagaga hadlo dugsiyadeena. Qoraallada soo socdaa waxay bixiyaan warar muhim ah xagga waxbarashada ilmahaaga:
Xogta Guud
Hagaha Guusha ee loogu tala-galay Ardayda Dugsiyada Sare ee Boston
Waraaqaha Lidka Tahdiida Boosta baa Lagu Dirayaa
Xayaysiiska Dooda Miisaaniyada Sanadka Maaliyada 2011
Xidhida dugsiyada xaga cimilada
Buugyaraha Adeegyada Taageerka Waxbarashada
Arjiga Codsiga Adeegyada Taageerka Waxbarashada
Hilimada ilaa Heer Sare -- Himilooyinka Tacliimeed iyo Tubaha
Hagaha DDB ee Qoysaska iyo Ardayda
Warsidaha“Arimaha Qoyska”
- Juun 2009: Barashada sii wad marka dugsigu xiran yahay!
- Maarso 2009: Wax Akhriska Kore
- Nofambar 2008: Waa Xiligii Doorashada Dugsi!
- Agost 2008: Ku Noqoshada Dugsiga
- Juun 2008: Damaashaadka Kulaylaha (Summer Smarts)
- Maarso 2008: Isudiyaarinta MCAS!
‘Boston R.O.C.K.S.’!!! Waa Xaanshi Xayaysiis
Xulashada Dugsi
Farriin Muhim ah ku socota Qoysaska Bartayaalka Luqadda Ingiriisiga
Soo Banshigida Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xaanshiyaha Xogta Ushintirinta Xanaanada
“10 Siyood ee Isudiyaarinta Xanaanada”
Nidaamka Degenaanshaha:
Adoo hada isu diiwaan geliyey dugsi…Maxaa ku xiga?
Cuntooyin Bilaash ah ama Qiime Jaban
Waraaqaha Kale
Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection” – Dhambaalada Qoysaska loo diray
Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection”– Xaanshida Xaqiiqada
Gaadiidka: Xogta Kudejinta/Kaqaadida iyo Arjiga Gaadiidka Kaduwan
Wixi Caawinaad ah, fadlan wac
Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xarumada Waxtarmada Qoyska
- Aaga Bari: 617-635-8015
- Aaga Waqooyi: 617-635-9010
- Aaga Galbeed: 617-635-8040
Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xafiiska Barteyaalka Af Ingiriisiga
617-635-9435
Magaalada Boston
Xafiiska Duqa Magaalada ee Reer Bostonka Cusub
617-635-2980