Ku soo dhowaada website-ka Dugsiyada Dadweynaha Boston!
Sharciga Bedelaada Waxbarashada - warqada qoysaska
Waxan ku soo dhoweynaynaa caruurta magaaladan Dugsiyada Dadweynaha Boston, halkanoo waxbarid iyo waxbarasho wax ku-ool ah loogu diyaariyo ardaydeena oo idil siday u hantaan heerar sare, oo ahna meel bulshada dhmaanteed ay u wada shaqeeyaaan siday isha ugu hayaan caruurta.
Dugsiyada Dadweynaha Boston waxay u tarjumaan qoraallo badan qoysaska min Ingiriisi ilaa todoba afafka ugu waaweyn ee lagaga hadlo dugsiyadeena. Qoraallada soo socdaa waxay bixiyaan warar muhim ah xagga waxbarashada ilmahaaga:
Hagaha Guusha ee loogu tala-galay Ardayda Dugsiyada Sare ee Boston
Waraaqaha Lidka Tahdiida Boosta baa Lagu Dirayaa
Xayaysiiska Dooda Miisaaniyada Sanadka Maaliyada 2011
Xidhida dugsiyada xaga cimilada
Buugyaraha Adeegyada Taageerka Waxbarashada
Arjiga Codsiga Adeegyada Taageerka Waxbarashada
Hilimada ilaa Heer Sare -- Himilooyinka Tacliimeed iyo Tubaha
Hagaha DDB ee Qoysaska iyo Ardayda
Warsidaha“Arimaha Qoyska”
‘Boston R.O.C.K.S.’!!! Waa Xaanshi Xayaysiis
Farriin Muhim ah ku socota Qoysaska Bartayaalka Luqadda Ingiriisiga
Soo Banshigida Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xaanshiyaha Xogta Ushintirinta Xanaanada
“10 Siyood ee Isudiyaarinta Xanaanada”
Nidaamka Degenaanshaha:
Adoo hada isu diiwaan geliyey dugsi…Maxaa ku xiga?
Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection” – Dhambaalada Qoysaska loo diray
Kalaqaadida Cudurka “MRSA Staph Infection”– Xaanshida Xaqiiqada
Gaadiidka: Xogta Kudejinta/Kaqaadida iyo Arjiga Gaadiidka Kaduwan
Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xarumada Waxtarmada Qoyska
Dugsiyada Dadweynaha Boston
Xafiiska Barteyaalka Af Ingiriisiga
617-635-9435
Magaalada Boston
Xafiiska Duqa Magaalada ee Reer Bostonka Cusub
617-635-2980